Sawirro: Dhalinyarada Galkacyo oo doortay guddoon cusub

Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa shalay waxaa ka dhacay doorashada guddoon cusub oo uu yeesho ururka dhalinyarada degmada Galkacyo. Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socday maamulka , dhalinyarada degmada iyo marti sharaf kale. Guddoomiyaha dhalinyarada Galkacyo waxaa ku tartamay Suldaan Cabdi Jaamac iyo Shariif Maxamuud Sahal, waxaana ku guuleystay gudoomiyanimada […]

Continue Reading

Formaajow abaaro iyo alalaas ka la daa!

Formaajow abaaro iyo alalaas ka la daa! Intii u mashxaradday, u maansootay, u muduharaadday, u muraadday ama u muraaqootay ku ma jirin, sida mar walba mid loogu maamuuso wax uusan mudnayn. Si walba, 28/02/2017 Formaajo waxa uu sheegay, in abaarta dalka ka jirta ay aad u weyn tahay, heer uu iclaanshay, in MUSIIBO QARAB ay […]

Continue Reading

Daawo Fadeexad: Yaa saxiixay Heshiiska Saldhiga ciidanka Imaaraatka ee Berbera

Waxaan idiin soo gudbinayaa waraysiga aqoonyahan Abdisalam Haji Ismail uu siiyey Dalkar TV ee Columbus Ohio. Waraysigu wuxuu ifinayaa: 1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera, 2. Yaa saxeexay heshiiska, 3. Heshiisku waxa uu qorayo maxaa loo qariyey. 4. Somalia wax maka ogayd heshiiskan, 5. Maxaa keenay uin hadda la boobsiiyo, 6. Sidee looga horgegi karaa

Continue Reading

Xarunta Dhaqan celinta Shabaabka oo laga Furay Kismaayo (Sawirro)

Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah isaga kaashaday hay`adda Rule of Law Security Institutions Group (ROLSIG) oo ah hay`ad hoos tagta xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM iyo safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya. Xaruntan waxaa si rasmi ah xarigga uga jaray madaxweyne ku […]

Continue Reading

Sawirro: Ciidamada Puntland oo soo bandhigay gaari siday walxaha qarxa

Taliska Ciidamada ammaanka Puntland ayaa waxa ay war ka soo saareen Gaari Walxaha Qarxa siday oo dhowaan lagu qabtay Duleedka Magaalada Gaalkacyo. Gaarigan siday Walxaha Qarxa ayaa nuuciisa waxa uu ahaa nuuca Soomaalida ay u taqaano Candha-meedlaha, isagoo isaga kala gooshi jiray Magaalooyinka Boosaaso iyo Beledweyne, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka. Taliska Ciidamada ammaanka ee Puntland […]

Continue Reading

Circling The Square In Somalia

Somalia is headed to the right direction. But ‘right direction’ doesn’t mean a path free of pitfalls and clear of landmines. A new President who inspired renewed sense of optimism within the Somali people has been elected by the parliament. In his inauguration speech, the new President—Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo)—has highlighted the direction that he […]

Continue Reading

ISKA KAY ILLOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII…..

ISKA KAY ILOOW UMA XIISIN JACAYLKAAGII….. Goor sheegtadu waxaay ahayd 3:00pm galabnimo xili salaada casir la adimaayey waxaan kasoo baxay gurigeyga anigoo kusii wajahan goob aan markaas wax barasho u aadaayey intii aan jidka kusii socday waxaa iga hor timid gabar aan markaas isla dhigano iskoolka isku fasalna ahayn iyo wiilaal markaas la socday Salaam […]

Continue Reading