Somalia Parliament has approved Hassan Khayre as the Somalia’s new PM

Somalia Parliament has collectively approved Hassan Ali Khaire as the  Somalia’s new Prime Minister , Thursday  23 February 2017 President Mohamed Abdullahi Faramaajo nominated this position. All the 231 members present voted in support of the new Premier effectively allowing him to form the new cabinet.   Article 69 (2) of the Provisional Constitution mandates […]

Continue Reading

Wadooyinka Muqdisho oo saaka xiran

Waxaa saaka shacabka Magaalada Muqdisho ku waabariisteen wadooyin muhiim ah oo xiran, waxaana sabanta xirnaanshaha lagu sheegay in ay tahay  in kala fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya uu furo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta golaha shacabka horgeynaya Ra’iisulwasaaraaha magacaaban Xasan Cali Kheyre, wadooyinka xiran waxaa ka mid ah Isgoysyada  Howlwadaag iyo Taraboonka. Shacabka […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay la taliyahiisa Arimaha Bulshada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada, sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliya. Caasho Abokar Qaasim, ayaa loo magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada Madaxweynaha Soomaaliya sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda. Haweenaydaan ayaa la sheegay inay khibrad u leedahay dhanka arimaha Bulshada, sidaasi awgeedna loogu magacaabay […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka Heerka sare ee Gurmadka Abaaraha oo Muqdisho ka furmay

Waxaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho shir heer sare ah oo looga hadlayo gurmadka abaarta dalka ka jirta, shirkan ayaa waxaa daahfuray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shirkan oo hal maalin ah ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa, Wasiirka Amniga, wasiirka […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaare Kheyre oo beri hortagaya Barlamaanka

Raysalwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah ee Arbacada uu hortago baarlamaanka. Baarlamaanka ayaa maalinta berri ah ee Arbacada waxaa u furmi doona kalfadhigoodi kowaad. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa furaaya kalfadhiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa xildhibaanada horgeynaya raysalwasaaraha uu magacaabey waxaana uu weydiisanayaa in ay […]

Continue Reading

Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Waxaa goor dhow qarax xoogan uu ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaa wadada Buundooyinka ee kala qeybisa degmooyinka Xamar Jajab iyo Waabari ee gobolka Banaadir iyadoo warar kal duwan ay kasoo baxayaa qasaaraha qaraxaasi. Gaari nuuca raaxada ayaa la sheegay inuu halkaasi ku qarxay kaas oo marayey wadada waxaana lasoo wariyey inuu ahaa qarax mid […]

Continue Reading

Oil Mogul Named New Somali Prime Minister

Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo has appointed Mr Hassan Ali Kheyre as his prime minister. The announcement was made Thursday, a day after the president’s inauguration ceremony held at a heavily guarded airport zone in the capital Mogadishu. Kheyre, a Somali-Norwegian, is a former regional director (Horn of Africa and Yemen) of Norwegian Refugee Council, […]

Continue Reading

Sawirro:Faah faahino laga helayo gaari ku qarxay Ex Control Afgooye

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Gaari Walxaha Qarxa siday oo ay qabteen Ciidanka ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku Qarxay Ex Control Afgooye. sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka. Gaarigan ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka ammaanka Degmada Deyniile, kadib markii ay ka war heleen in uu siday Qarax, intaasi kadibna uu Qarxay Gaariga. […]

Continue Reading

Guddoonka baarlamaanka oo shaaciyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 1-aad ee Golaha shacabka

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay taariikhdu ku beegan tahay 01-March-2017. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka in ay […]

Continue Reading