Sawirro: Ra’iisulwasaare ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho yimid

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo Madax kale. Ujeedada booqashada Mr.Veysi Kaynak uu u yimid Muqdisho ayaa ah u kuur gelida xaalada abaaraha iyo howlaha bani’aadanimada, iyadoo Turkiga […]

Continue Reading

Wasiir Nuur Faarax oo Muqdisho ku geeriyooday

Alle ha u naxariisto Nuur Faarax Xirsi  oo ahaa wasiirkii hore ee Dekadaha Soomaaliya saaka ayuu Muqdisho ku geeriyooday. Wasiir Nuur ayaa maalmahaan ku xanuunsanayey magaalada Muqdisho, waxaana uu kasoo jeedaa gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Marxuumka ayaa ahaa siyaasiyiinta aad u difaaca midnimada Soomaaliya, waxaana la filayaa in aas qaran loogu sameeyo magaalada Muqdisho. Intii […]

Continue Reading

Farmaajo iyo Kheyre suurtagal ma tahay inay la dagaalamaan Musuqmaasuqa?

MUSUQMAASUQA Madaxweyne Formaajo Iyo Ra’iise Wasaare Khayre waxey dhowr mar ku celceliyeen in la dagaalami doonaan musuqmaasuq, haddaba suurtagal ma tahay in ay la dagaalamaan?. Aniga ahaan wey adag tahay in lala dagaalamo maxaa yeeley musuqmaasuqa Soomaalidu  wuxuu ka noqdey dhaqan oo ceeb loomama arko. Musuqmaasuqa ka jira xafiisyada dowlada ama siyaasiyiinta qaarkood ku dhaqmaan […]

Continue Reading

LABADII MURASHAX MIDKII LACAG LAHAA WEYN!!!

LABADII MURASHAX MIDKII LACAG LAHAA WEYN!!! Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug (DGG) waxa uu kamid yahay Dowlad Goboleedyada ka jira Dalka Soomaaliya ee loo dhisay sidii loo hirgalin lahaa Nidaamka Federaalka (Federal System). 4/JULY/2015 waxaa xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ku tartamay Murashaxiin gaaraysa 6-murashax, waxaa wareeggii ugu dambeeyay isugu soo haray Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Axmed […]

Continue Reading

Waxqabadkii Wasiir C/raxmaan Odawaa 2015-2017 (Warbixin+Sawirro)

Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa 6 Feberaayo 2015 loo magacaabay xilka wasiirka wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, Waana mid ka mid ah tiirarka xisbiga PDP ee uu ka tirsan madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, C/raxmaan ayaa dhamaadkii 2015 ku biiray Barlamaankii 9-aad, waxaana Bishii November 2016 dib loogu doortay degmada cadaado. C/raxmaan ayaa xilkaan […]

Continue Reading

Wasiir Odawaa oo maanta xilka wareejiyey

Wasiirkii hore arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta wareejiyey xilkii wasiirnimo, waxaana xilka kala wareegay wasiirka cusub arimaha Gudaha Cabdi Siciid Juxa. Xilwareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda, wasiir Odawaa ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebookga ku Sheegay sidan : “Maanta waxaan wareejiyay xilka […]

Continue Reading

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri)

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri) Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas labadii sano ee ugu dambeysay. Askarta Itoobiya ee fadhiga kuleh dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-Gaduud ayaa dil arxan daro […]

Continue Reading