Roobkii Gu’ga oo ka curtay deegaano hoostaga Xarardheere
Roobka Gu’ga ayaa galabta ka curtay deegaanada Jowle, Ris, Dhalwo oo hoostaga degmada Xarardheere ee koofurta gobolka Mudug. Raxmada Eebbe ee halkaas ku hoortay ayaa waxaa ku diirsaday dadka iyo duunyada ku dhaqan deeganadaas. Deegaanadan ayaa galbeed uga beegan Xarardheere, waana dhul howd ah, abaar daran ayaa ka jirtay, mana jirin wax caawinaad ah oo […]
Continue Reading