C/rashiid Xidig” Awooda Baarlamaanka ma dhaafsana gobolka Benaadir”
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig horeyna u soo noqday Wasiiru Dowlihii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in awooda Baarlamaanka aysan dhaafsaneyn gobolka Banaadir. Xildhibaan Xidig ayaa sheegay in go’aanada ka soo baxa Baarlamaanka Soomaaliya uusan ka dhaqan galeyn gobolada kale ee dalka. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in la muujiyo awooda baarlamaanka iyo […]
Continue Reading