4 Ka Mid Ah 6-dii Saxiixe Ee Beesha Murusade oo la badalay
Murusade oo La Musuqay: 4 Ka Mid Ah 6-dii Saxiixe Ee Galmudug oo La Badalay! Goobjoog News ayaa ogaatay in beesha Murusade oo ka tirsan beelaha Galmudug aad loo musuqay liiska odeyaasheeda lana badalay saxiixayaashii dhisay Galmudug 2015-kii. Xogtan ayaa tilmaamaysa in la badalay 4 odey oo ka mid ahaa 6-dii odey ee saxiixayaasha u […]
Continue Reading