Aqalka Wakiilada Maraykanka oo isku raacay xil ka xayuubinta Madaxweyne Trump
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii saddexaad ee Mareykanka soo mara ee Aqalka Wakiilada isku raacaan in xilka laga xayuubiyo. Trump ayaa sugaya in bisha Janaayo ay Aqalka Senatka ay u fariistaan xilka xayuubinta la gudbiyay inuu sax yahay iyo inkale,waxaana la filayaa in Aqalka Senatka uu diido xilka xayuubinta maadaama ay ku badan […]
Continue Reading