Sawirro: Madasha Dardargalinta Waxqabadka Xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Madal looga hadlayay dar-dar galinta wax qabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Diyaarinta qorsha Xukumadda ee wax qabadka 90-ka maaalmood. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka jeediyey Munaasabadda Khudbad ka hadlaysa qorsha Xukumaddu ay ku doonayso in ay dalka ka hormariso dhinacyada kala ah […]
Continue Reading