Puntland oo soo dhaweysay Doorashada Madaxweyne Xaaf
Dowlad goboleedka Puntland ayaa hanbalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleeedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in ay u rajeynayaan Madaxweyne Xaaf inuu ku guuleysto howlaha horyaala.
Continue Reading