Sawirro: RW Khayre oo Qudbo ka jeediyey Shirka Madasha Doxa
R/wasaaraha Somaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa ka qeybgalay shirweynaha caalamiga ah ee madasha Doxa ee maanta si rasmi ah uga furmay xarunta Hoteelka Sheeratoon ee magaalada Doxa. Amiir ka dalka Qadar Sheekh Tamim Bin Hamad Al-Thani ayaa furay Shirka iyadoo khudbado ay ka jeediyeen R/wasaaraha Somalia Xassan Cali Khayre, Madaxweynaha Sudan cumar xasan Albashir,Madaxweynaha […]
Continue Reading