Daawo: Cadaado Night Life… Nolasha Habeenkii Cadaado
Daawadayaasheena ku xiran Ceelhuur.com waxaan idiin soo bandhigeynaa muuqaal aan ka diyaarinay nolasha habeenkii magaalada Cadaado xarunta Galmudug, waxaana loo duubay hab casri ah. fadlan la wadaag saaxiibadaa, wixii aragti ah noogu soo dir Email: ceelhuuronline@gmail.com Whats app: +252615803765
Continue Reading