Daawo: Cadaado Night Life… Nolasha Habeenkii Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Daawadayaasheena ku xiran Ceelhuur.com waxaan idiin soo bandhigeynaa muuqaal aan ka diyaarinay nolasha habeenkii magaalada Cadaado xarunta Galmudug, waxaana loo duubay hab casri ah.

fadlan la wadaag saaxiibadaa, wixii aragti ah noogu soo dir

Email: ceelhuuronline@gmail.com

Whats app: +252615803765