Faah faahin diyaarado dagaal oo duqeen kageystay jubada hose
Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose Koonfurta Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday Duqeyn ay fuliyeen Diyaarado dagaal. Duqeyntan oo la sheegay in ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamo cadaan ah iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa waxa ay beegsadeen saldhiyo ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin […]
Continue Reading