Wasiirka Arimaha Dibadda Norway oo Muqdisho gaaray
Wasiirka Arimaha dibada Norway Borge Brende ayaa gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana garoonka kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowlada uu horkacayay Wasiirka Arimaha dibada Somalia.. Wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka arimaha dibada dalka Norway ayaa loo galbiyay xarunta Madaxtooyada, waxa uuna halkaasi kulamo kula leeyahay Madaxda sare ee dalka gaar ahaan Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne Farmaajo. Kulanka […]
Continue Reading