Deg Deg;-Dagaal ka dhacay shabeelaha dhexe

Wararka Maanta

Wararka Naga Soogaaraya Degmada Warshiiq Ee Gobolka shabeelaha dhexe Waxaa ay sheegayaan in Halkaasi Saaka dagaal kudhexe Maray Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Dowlada Somalia.

Masuuliint Katirsan Maamulka Degmada Warshiiq Ayaa Warbaahinta Uxaqiijiyay Iskudhacaas dhex maray ciidamada  Lama Oga Sababta Kadbaysa Isku dhcaan Ciidamada dowala dhexdoodaa.

Sidoo kale Waxaa Jira Qasaare Kadhashay Dagaalkaasi Balse Macada inta uu la Egyahay

Faafaahin Dib Kala soco