Daladda Ururada dhalinyarada Galmudug ( GYAN) ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegeen in ay cabasho ka yihiin masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka oo faragalin iyo gacan bidxeyn ku haya dhalinyarada Soomaaliya, warsaxaafadeedkan oo nuqul ka mid ah soo gaaray Ceelhuur Online ayaa u qornaa sidan.