Sawirada;-soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya ee Uganda

Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlada somali maxamed cabdilaahi Farmaajo Ayaa gaaray Magaalada Kanbaal Ee Dalka Uganda Waxaan uu halkaasi uga qeyb galayaa shir looga hadlayo arimaha Qaxootiga Qaarada AFRICA Kaasi oo ay kasooqay Galayaan Madax Badan Oo African Ah.