Kenya oo sheegtay in ay Dishay Sargaal Sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab
Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahiyay in hawlgal gaar ah oo ciidamada ka sameeyeen xaduuda Soomaaliya iyo Kenya in lagu dilay hogaamiye ka tirsanaa Xarakadda Al-Shabab, Wargeyska Daily Nation ayaa qoray in hawlgalkaan oo ka dhacay xaduuda Soomaaliya in lagu dilay hogaamiye Al-Shabab ka tirsanaa oo magaciisa lagu sheegay Xasan Isaaq Ibraahim iyo labo ka […]
Continue Reading