Madaxweyne Xaaf “Galmudug Kuma Jirto Dagaalka Xeraale”
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, oo wareysi gaar ah siiyey Gooboog News, ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Waxa uu sheegay Mudane Xaaf, in waxbo kama jiraan ay tahay eedeynta loo jeediyey maamulkiisa ee ah in dagaalkaasi qeyb ka yahay, isaga oo ugu […]
Continue Reading