Madaxweyne Xaaf oo ka laabtay magacaabistii Gudomiyaha Rugta Ganacsiga

Wareegto maanta 8 August kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa madaxweynuhu kaga laabtay magacaabistii Axmed Yuusuf Cabdulle uu u magacaabay Gudoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug. Madaxweynaha ayaa warqadan ku cadeeyey in Mudane Maxamed Cabdullaahi Cabdi (Martello) uu sii heynayo xilkaan inta mudada xil hayntiisu dhamaaneyso. Sida ka muuqata warqadan […]

Continue Reading

Somali Children Flee Al-Shabab Recruitment

More than 100 children fleeing areas controlled by al-Shabab militants in central Somalia have arrived in the coastal town of Adale, seeking the government’s protection, officials said. Adale is a key trading town in the Middle Shabelle region, 220 kilometers northeast of Mogadishu. In an interview with VOA Somali, the town’s district commissioner, Muse Mohamed […]

Continue Reading

Deg Deg:- Mas’uul ka tirsan Maamulka Puntland oo lagu dilay Boosaaso

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in magaalada lagu diley Allaha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee gobolka Bari  Khalar Buncun. Wararka ayaa sheegaya in Dableey Hubeysan ay Dileen Guddoomiye Kuxigeenkii hore Ee Gobolka Bari,kuwaas oo Goobta ka baxsaday. Ciidamada Ammaanka Maamulka Ee Magaalada Boosaaso […]

Continue Reading

Senator Cabdi Qeybdiid oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal

Doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Senator Qeybdiid ayaa kaga adkaaday Senator C/raxmaan Faroole codad dhan 6-4. Guddiga labada Aqal ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka […]

Continue Reading

Galmudug iyo Puntland oo maanta koonfurta Galkacyo ku shiray

Shir u dhexeeya Mas’uuliyiinta Maamulada Puntland iyo Galmudug iyo Odayaasha Labada Dhinac ayaa Maanta ka dhacay Hotelka Five Star Ee Koofurta Magaalada Gaalkacyo. Shirkaan ayaa ah mid looga arinsanayo Nabad galyada Gobolka Mudug iyo sidii aysan u soo laaban laheyn Dilalka ka dhaca Miyiga Gobolka Mudug,waxaana Labada dhinac ay diirada ku saareen in Shirku uu noqdo […]

Continue Reading

Aqriso: Liiska Golaha wasiirada cusub Puntland

Waxaa goordhawayd la shaaciyay magacaabista Gollaha Wasiiradda Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay laga dhawrayay Madaxweyne Cabdiweli Gaas ka dib markii 18 July 2017 xasaanada kala noqdeen Baarlamanka Puntland Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45 August 06, 2017 ayaa lagu magcaabay Golaha cusub ee Xukuumadda Dawladda Puntland. […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online [ceelhuur.com] ayaa heshay document muujinaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf u magacaabay mudane Axmed Yuusuf Cabdulle gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Galmudug. Warqadda oo ku taariikheysan 15 Luulyo ayaa cadeynaysa in mudanahaan muddo 6 bilood ah si kumeelgaar ah usii haynayo xilkaan, inta laga qabanaayo doorashada gudoomiyaha rugta […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda #UNICEF oo Cadaado soo gaaray. #DroughtInGalmudug

Wafdi ka socda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caruurta UNICEF ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado, imaanshaha wafdigaan ayaa yimid kadib markii Madaxweynaha Galmudug shirka 1 bishan Muqdisho ka dhacay uu canaan kala duldhacay hay’adaha Qaramada midoobay, wafdigan ayaa waxa ay kulan kula qaateen Madaxtooyada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo masuuliyiin kale. Labada dhinac ayaa […]

Continue Reading