Alshabab oo 2 nin ku toogtay Jamaame
Ururka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaalla Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxa ay ku toogteen laba ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen Jaajuusiin, sida maxkamada Al Shabaab ee Degmada Jamaame ay sheegtay. Qaadiga maxkamada Shabaab ee Degmada Jamaame, ayaa meel fagaare ah oo boqolaal ruux ay ku sugnaayeen kaga dhawaaqay in labadan […]
Continue Reading