Aqriso: Liiska Golaha wasiirada cusub Puntland

Wararka Maanta

Waxaa goordhawayd la shaaciyay magacaabista Gollaha Wasiiradda Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay laga dhawrayay Madaxweyne Cabdiweli Gaas ka dib markii 18 July 2017 xasaanada kala noqdeen Baarlamanka Puntland

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45 August 06, 2017 ayaa lagu magcaabay Golaha cusub ee Xukuumadda Dawladda Puntland.

 

  1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta.
  2. Cabdullahi Cali Xirsi Timo Cade Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.
  3. Axmed Cabdullahi Yuusuf  Wasiirka Wasaardda Amniga iyo DDR-ta.
  4. Cabdullahi Saciid Caarshe Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland.
  5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah.
  6. Cabdifaatax Saciid Caynab Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Faderalka.
  7.  Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Barbaarinta iyo Tacliinta Sare.
  8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.
  9. Cabdiraxmaan Barkhadle Warsame Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.
  10. Saciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka iyo Amniga Badda.
  11. Axmed Cilmi Cismaan (Karaash ) Wasiirka Duulista Hawadda iyo Garoomadda Puntland.
  12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Horumarinta, Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
  13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Wasaaradda War-faafinta Boostada, Dhaqanka iyo isgaadhsiinta.
  14. Cabdiweli Xirsi Cabdule  Wasiirka Ganacsiga iyo wershadaha.
  15. Cabdullahi Shiikh Axmed  Wasiirka Xanaanada Xoolaha.
  16. Cabdinuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) Wasiirka Beeraha iyo Waraabka.
  17. Dr. Cali Cabdullahi Warsame  Wasaaradda Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska.
  18. Cabdirashiird Maxamed Xirsi  Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
  19. Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib u Dhiska Maalgashiga iyo Horumarinta.
  20. Cabdiraxmaan Shiikh Axmed  Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalin-yaradda iyo Ciyaaraha.

Wasiiru Dawlayaasha.

  1. Cabdirashiid Cali Geelle Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
  2. Axmed Cilmi Cawaale  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah.
  3. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru Dawlaha Madaxtooyadda iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah.
  4. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan  Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada iyo Xidhiidhka Goladda.
  5. Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka iyo Amniga Badaha.
  6. Seyid Cumar Guuleed Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka.
  7. Cabdiqani Geelle Maxamed  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawadda iyo Garoomada Puntland.
  8. Cali Yuusuf Cabdi Giir Wasiiru Dalaha Wassaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.
  9. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiiru Dalaha Wasaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
  10. Cabdiweli Maxamed Yuusuf  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
  11. Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta, Boostaha iyo isgaadhsiinta.
  12. Maxamuud Faarax Beeldaaje  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda.
  13. Yasiin Cabdi Seed  Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare.

 

Wasiir Ku-xigeenadda.

  1. Cabdifataax Xasan Xuseen Waloore  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Diinta iyo Dhaqan Calinta.
  2. Cabdulaahi Xaashi Qoob Deero Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo Dawladdaha Hoose.
  3. Cabdicasiis Maxamed Aadan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
  4. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.
  5. Saciid Faarax Maxamuud  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhaka Caalamiga ah.
  6. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Fadaraalka.
  7. Dr. Maxamed Cali Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Wax Barashadda iyo Tacliinta Sare.
  8. Dr Faarax Maxamed Warsame Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.
  9. Faarax Cali Cabdi  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka.
  10. Cadirisaaq Nuur Cumar  Wasiir Ku-xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
  11. Sucaad Saalax Nuur Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hadda iyo Garoomadda.
  12. Faa’iso Cali Ismaaciil Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horuminta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
  13. Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta.
  14. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Weshedaha.
  15. Dr. Nuur Axmed yuusuf  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.
  16. Saciido Xuseen Cali Gees Wasiir Kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka.
  17. Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaan Dalxiiska iyo Duur-joogta.
  18. Maxamuud Maxamed Gabax  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda.
  19. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.
  20. Maxamed Jibriil Caateeye Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.