Barlamaanka oo maanta Cod u qaaday Miisaaniyadda

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta kulakooda waxa ay Warbixin ka dhageysan doonaan Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka. Wararka ayaa sheegaya in Warbixinta laga dhageysanayo Guddiga Maaliyadda u qaabilsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ay la Xariirto dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee 2017. Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa horyaala Miisaaniyadda Dowladda ee 2017 ay ku shaqeyneyso,taas oo […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha Dekadda Hobyo oo laga Shiray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay masuuliyiinka ka socday dowladda Shiinaha. Kullanka ayaa diiradda lagu saaray dhismaha dekadda Hobyo, oo ah isha ugu muhiimsan Galmudug dhaqaale iyo horumar ka sameyn karto. Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Guuleed ayaa u diiday Shirkadda Shiinays ah dhismaha dekadda Hobyo, isagoo taas badalkeeda […]

Continue Reading

Galmudug oo ka Tacsiyeysay geerida Gudoomiyihii Galgaduud

TACSI Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun, Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug, Madxweyne kuxigeenka Galmudug iyo labada gole ee dowlad goboleedka Galmudug , waxay tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka dowlad goboleeedka Galmudug oo ay ka geeriyooday Allaha ha u naxariistee gudoomiyihii Gobolka Galgaduud marxuum Maxamed Daahir Shiikh Cali Cilmi iyo walalkiis […]

Continue Reading

Alshabaab oo la wareegay deegaanka Leego

Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta la wareegtay deegaanka Leego oo  magaalada Muqdisho u jirta illaa 120KM, Waxayna  isku xirtaa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, Ciidamada AMISOM iyo ciidankii dowladda ayaa isaga baxay saaka deegaanka Leego. Boqolaal dagalayahano oo ka tirsan Al-Shabaab, kuna hubeysnaa gaadiidka dagaalka ayaa gudaha u galay deegaanka Leego, wax yar kaddib markii ay ka […]

Continue Reading

Somalia Economic Update: Mobilizing Domestic Revenue to Rebuild

Somalia’s economy is projected to grow at a steady, nominal annual rate of 5% to 7% over the medium-term, according to the second Somalia Economic Update to be published by the World Bank Group. “Mobilizing Domestic Revenue to Rebuild” assesses the prospects for domestic revenue mobilization to support crucial public services and expand economic opportunity. “Sustainable and […]

Continue Reading

DF “Dilkii Cali Jabal wuxuu wiiqayaa falalka ay Shabaab shacabka ku u gaarsanayaan”

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Dilkii Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal) oo lagu dilly weerarkii 30-kii July 2017 inay wiiqeyso falalka ay Al-shabaab shacabka ku ugaarsanayaan. Cali Jabal waxuu ka mid ahaa saraakiisha sare ee Al-Shabaab, waxuuna mas’uul uga ahaa caasimada Muqdisho oo uu ka danbeeyey falalkii Al-shabaab ku beegsanayeen shacabka Soomaaliyeed, sida ay […]

Continue Reading

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Taakulaynta Ciidamada

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Lataliyeyaal Gaar ah ————————————————————————– Muqdisho, 03 Ogosto 2017; Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha […]

Continue Reading

Somaliland oo xirtay Kaniisadii laga furay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa albaabada isugu dhuftay Kaniisadii 28-kii bisha July ee sanadkan dib looga furay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland, taasi oo la sheegay sida uu qorshuhu ahaa in ay ku cibaadeysan lahaayeen dadka aan muslimka aheyn. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta maaamulka Somaliland Sheekh C/laahi Axmed oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay […]

Continue Reading