Aqriso: Maxay ka dhigan tahay goosashada Mukhtaar Roobow?
Xubnaha ka soo goosta Argagexisada Alshabaab waa muhiim, waxayse ku xiran sida looga faa’iidaysto, kumaba sii jiraan hadii ay hogaanka sare ka tirsanaayeen ama magac iyo miisaan lahaayeen sida Sheekh Mukhtaar Roobow oo kale. Mararka qaar khilaafka iyo dagaalka gudaha ee Argegexisada waa fursad ka qaalisan dagaalka tooska ah ee lagu qaadayo. Sababtoo ah. 1- […]
Continue Reading