Madaxweynihii hore Soomaaliya oo Shir uga qeybgalaya koonfur afrika (Sawirro)
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka koonfur afrika uga qayb galaya shir looga hadlayo caqabadaha haysta Africa, si loo helo natiijo wax ku ool ah oo wax looga qabto xaaladaha dhibaato ee ka jira Afrika. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxdii hore ee dalalka koonfur afrika, Tanzania. Tunisia, Nigeria, Soomaaliya […]
Continue Reading