Sawirro: Maraykanka oo Xasuuq ka geystay deegaanka Bariire ee Sh. Hoose
Ciidamada Maraykan ah oo ay wehliyaan ciidamo Soomaali ah ayaa saaka xasuuq ka geystay beer ku taal deegaanka Bariire gobolka Shabeelada Hoose. Weerarkan ayaa dhacay aroortii hore saaka, waxaana dadkan oo rayid ah beertoodu ku laayey ciidamo Maraykan ah, ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa ajnabi ah ayaa todobaadkii hore Alshabaab kala wareegay deegaanka Bariire. Dadkan oo […]
Continue Reading