Guddoonka Baarlamaanka oo Guddi gaar ah u saaray Kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax (Akhriso)
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax oo loo gacan geliyay dowladda Itoobiya iyo doodii ka dhalatay. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaan ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo […]
Continue Reading