Afgooye: Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan Dowladda

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Miino la sheegay iney dhulka ku aasneyd ayaa lagu qarxiyey askar ka tirsan ciidanka dowladda oo ku saarnaa gaari cabdi bile ah oo marayay bartamaha degmadaasi. Inta la hubo Seddex qof oo halkaasi ka dhowaa ayaa […]

Continue Reading

Ra’iisul wasaare Khayre oo u Ambabaxay Maraykanka

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Mareykanka oo ay kaga qeyb gali doonaan Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Masuuliyiin ka tirsan ayaa ka mid ah wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaare Kheyre, waxaana la filayaa inuu Khudbad dheer uu kaga hadlayo Xaalada […]

Continue Reading

Meydka Nin La Sheegay Inuu Is Deldelay Oo Laga Helay Galgaduud

Meydka Nin la sheegay inuu is deldelay ayaa laga helay duleedka deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Dhuusmaareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. C/raxmaan C/laahi Raage oo ah guddoomiyaha deegaanka uu ninkaan isku diley ayaa sheegay in ninkaan uu isku deldelay uuna qoorta isaga xiray macawiis uu watey, iskana lalmiyey geed halkaasi ku yaallay. Waxa […]

Continue Reading