Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo u yeertay Safiirada illaa 8 dal (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirada Soomaaliya u jooga illaa 8 dal oo dibadda ku yaal, iyadoo lagu amray in muddo 30 cisho gudahood ku soo galaan magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ka soo baxay Kusimaha Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu wargeliyay Safiirada Soomaaliya […]

Continue Reading

Madaxwayne Xaaf” Khilaafka Dhexdeenaa Hoose ayaan u dhamaysaynaa

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay farogelin cad ku hayso maamulkiisa, islamarkaana lagu dirirayo qoorta reer Galmudug. Xaaf oo shalay dib ugu laabtay degmada Cadaado ayaa sheegay in dowladda ay saacado badan diyaaraddii uu watey ku xayirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha in […]

Continue Reading

Masagawaa”khayre iyo Farmajo Faraglin Qaawan ayay ku hayaan Galmudug

War Saxaafadeed ay soo saartay Galmudug uuna ku saxiixnaa wasiirka warfaafinta ee maamulkaasi Maxamuud Aadan Cusmaan (Masagawaa) ayaa lagu dhaliilay hoggaanka dawalda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo la sheegayo in ay ku hayaan Galmudug  faragelin qaawan. Qoraalkan oo aad u dheeraa waxaa lagu sheegay: 1. In  maamulka Galmudug uu ku faraxsan yahay sida […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Angela Merkel

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel taasoo markii Afraad ku guuleysatay doorashadda. War Kooban oo uu soo dhigay Twitterkiisa ayaa sidaan u qornaa: ” Hambalyo Angela Merkel , waxaana ugu hambeeyeynaya guushaada Markii Afraad doorashadda dalkaas, waxaana naga dhaxeeya dowladda Jarmalka wada shaqeyn wacan”. Hogaamiyaha […]

Continue Reading

Dr. Axmed” Maamul Goboleedyadu Waa Nidaamkii Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo La Casriyeeyay

Dr. Axmed Maxamed Maxamuud oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamul goboleedyada qaar ay horboodaan dowladda oo ay iloobaan shaqadooda rasmiga ah waxauu sheegaya in markii horaba aan laga fakarin samaynta Maamuladaan oo soo boodo iyo dano gaara oo laga lahaa ay ku samaysmeen. Dr. Axmed ayaa […]

Continue Reading

Golaha Shacabka oo wada mooshin ka dhan ah faragelinta Imaaraadka Carabta

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada mooshin ka dhan ah dowladda Imaaraadka Carabta, kaddib markii ay ku eedeeyeen inay faragelin ku heyso arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Mooshinkan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda laga furo Kulanka Baarlamaanka, si Xildhibaanada ay uga doodaan. Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Xildhibaanada ayaa […]

Continue Reading

Muqdisho:Sarkaal Ka tirsanaa Ciidamada Dowladda caawa la dilay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar qorsheysan lagu dilay sarkaal sare oo ka ciidamada xoogga dalka ee Milateriga Soomaaliya. Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday sarkaal guri uu deganaa sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo magaciisa lagu sheegay Gen. Cabdulle Maxamed (Qururux,)kaasoo la sheegay inuu ahaa ku xigeenkii hore ee […]

Continue Reading

Xog: yaa Hargaysa ku Celiyay Diyaaraddii Xaaf Waday Maanta

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa maanta mar uu dib ugu laabtay Cadaado Waxuu sheegay in Diyaaradii uu lasocday oo ka soo kicitimaysay Magaalada Hargaysa ee Xarunta Soomaaliland ay Dowladda Federaalka Soomaaliya isku day inay ka hor is taagto dulimaadkeeda Cadaado Xaaf ayaa sheegay in ugu yaraan 5saac uu ku xayirnaa Garoonka Hargaysa.Mr Xaaf […]

Continue Reading