Akhriso: 13 faa’iido oo laga helo cabista biyaha kulul iyo Liin dhanaanta.
Halkaan ka akhriso 13 faaido oo laga helo cabista biyaha kulul iyo liin dhanaanta. Liin dhanaanta waxaa ku jira Vitamin C oo xoojiya hab dhiska difaaca jirka. Liin dhanaanta waxaa ku jira pectin fiber oo faaido weyn u leh caafimaadka mindhicirka weyn, sidoo kalana bakteeriyada la dagaalama. Aroorta hore oo la cabo biyaha diiran ee […]
Continue Reading