Askar katirsan ciidamada jubalaan oo tababar loo sooxiray
Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose Xuseen Cali Xaashi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in siminaar kooban ay siiyeen ilaa 15 Askari oo isugu jira Rag iyo Dumar. Xuseen Cali Xaashi ayaa sheegay intii uu socday Tababarka in lagu baray ka hortaga tacadiyada loo geysto Dumarka, xanaanada caruurta iyo sida loo xaliyo […]
Continue Reading