Amisom oo Hooyo Soomaaliyeed ku jiirtay Muqdisho
Kolonyo Ciidanka oo ka tirsan Howlgalka Midoowga Africa ee Amisom ayaa Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku jiirtay Haweeneey kamid ah Ganacsatada Qaadka ku iibisa Afaafka hore Ee Aadan Cadde sida ay ku-warameen Dad goobta ku sugnaa. Haweeneeyda ayaa ka jabtay Gabi ahaanba dhabarka waxaana sidaas xaqiijiyey Qof Goobjooge ah, dhaawaca Maamada ayaa loola […]
Continue Reading