Madaxweynaha Galmudug oo maanta tagaya Jowhar
Waxaa la filayaa inuu magaalada Cadaado ka ambabaxaan Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, wafdigan ayaa ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Qabanqaabadii ugu dambeysay ee ambabaxa wafdiga Madaxweynaha ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado, waana safarkii labaad ee Axmed Ducaale Aado kadib soo […]
Continue Reading