Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo wareysi siiyey idaacada Codka gobolada dhexe magaalada Cadaado ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan Madaxda Galmudug, sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay colaadda kasoo cusboonaatay gobolka Mudug.

waa mw kuxigeenkii hore ee hada maahan waxii kadabeya 25-102017 waxaa ladooranayaa mw kuxigeen iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug insha allah