Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka Wadatashiga Madasha Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran. Shirkan ayaa ka furmay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Magaalada Muqdisho, waxaana Madaxdu ku gorfeynayaan Sidii loo dhameyn lahaa kala aragti duwanaanshaha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, Guluf dagaalka oo ka dhanka ah ururka Alshabaab. Wasiirka Arrimaha Gudaha […]
Continue Reading