Maxkamadda Sare Dalka oo dib u dhigtay dhageysiga Dacwadii Madaxda Galmudug
Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta 25 Oktoobar la filayey in ay guda gasho dacwad ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa qoraal kooban oo ay soo saareen ku sheegeen in dib loo dhigay dacwadii ka dhaxaysay Madaxda Sare Galmudug. Qoraalka Maxamaddda ayaa u qornaa sida :” MAXKAMADDA SARE EE DALKA WAXAY DIB U DHIGTAY […]
Continue Reading