Madaxda Xamar joogta waxey askartooda kula dar daarmeen qofkii aad ka shakisaan dila

Dilalka ay fuliyaan ilaalada madaxda ayaa kusoo badanaya Muqdisho, goor walba ayey dhacdaa in gaadiidka ay saaran yihiin masuuliyiinta Dowladda ay shacab jiiraan ama toogtaan. Mararka qaar madaxda dhexdeeda ayaa is toogata waana meesha lagu ogaado sababta ay mar walba u dhibaateeyaan shacabka. Markii askarta nin masuul ah ay disho masuul kale waxa ugu horeeya […]

Continue Reading

Sawiro:Wasiir Juxa oo la kulmay Madax ka socotay UNHCR

Wasiirka Arimaha Gudaha Faderalka iyo Dibu Heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxa) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay Hay’adda Xuquuqda aadamaha QM ee (UNHCR). oo ay hor ka caysay ku xigeenka Agaasimha (UNHCR)ee Africa Ms: Angele Dikongue.Kulanka  labada dhinac ayaa looga Arimaha Qaxootiga Soomaaliya ee doonaya inay kusoo laabtaan dalka barakacayaasha Gudaha iyo Qaxootiga […]

Continue Reading

Yusuf Garaad oo Kenya Kula kulmay Madaxda Ahlu-Suuna

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar ayaa kulan la qaatay Hugaamiyaaha Maamulka la magacbaxay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xassan iyo Wadaadka lagu Xanto in talada Ahlu-Suuna ka godo Macalin Maxamud. Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yusuf Garad oo sida Caadada ah bartiisa Facebook ku qora kulamada iyo howlaha Wasaaradda ayaa sidan […]

Continue Reading

Xildhibaan galabta lagu dilay Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed Moadoobe oo kamid ahaa Baarlamaanka Galmudug oo goordhow u geeriyooday Dhaawac halis ah oo kasoo gaaray rasaas  ay ku fureen ilaalada Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Federaalka. Xildhibaanka ayaa dhowr xabadood madax ugu dhaceen, waxaana dhaawaciisa loola cararay isbitaalka Degfeer Magaalada Muqdisho, Xildhibaan ayaa marayey meel ku dhow isgoyska Sayidka. Xildhibaanka geeriyooday […]

Continue Reading

RW:Khayre oo Baydhabo Gaaray+Ujeedka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koofur Galbeed. Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa loo galbiyay xarunta […]

Continue Reading

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda DFS oo Mashruuc ka dhagaxdhigay Bandiiradley (Sawirro)

Wasiir ku xiggeenka wasaaradda Maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane C/llaahi sheekh Cali Qaloocoow Iyo wasiiru dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Galmudug, Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka Gobolka mudug,  ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay xarunta maamulka deegaanka Bandiiradleey iyo xarunta garsoorka deegaankaasi. Wasii C/llaahi, ayaa sheegay in mashruucaan laga […]

Continue Reading

Guriga Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo la weeraray

Magaalada Jowhar ee xarunta  Hirshabelle ayaa xalay bam gacmeed lagu weeraray guriga Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle. Xildhibaanka gurigiisa la weeraray ayaa  lagu magacaabaa Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, Xaaska Xildhibaanka iyo mid ka mid ah ilaaladiisa ayaa dhaawac ka soo gaaray qaraxaasi, kadib markii bambada guriga ay ku dhex qaraxday. Xildhibaan Daqare ayaa ku maqanaa Magaalada […]

Continue Reading