Kulan lagu ansixin lahaa Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo baaqday
Kulankii aan caadiga aheyn ee ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa kooram la’aan u baaqday, iyadoo lagu waday in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweyne Waare. Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ka sokow kooram la’aanta uu u baaqday kulanka ayaa waxaa wehliyay muran iyo dood ka taagnaa xuquuqda Xildhibaanada […]
Continue Reading