Maxbuus ku dhintay xabsiga Dhexe ee Muqdisho
Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa ku dhex geeriyooday xabsiga sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen Eheladda Wiilkaasi. Wiilka geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Maxamuud Xasan, waxaana adeerka wiilkaasi uu saxaafadda gudaha u sheegay in ciidamada Ammaanka ay horay usoo qabteen, islamarkaana ay ku eedeeyeen Shabaabnimo. […]
Continue Reading