Madaxweyne Jacob Zuma oo is casilay
Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilka iska casilay kaddib maalmo uu haystay caddaadis ballaaran oo uga imanayay xubnaha xisbigiisa ANC. Waxa uu iscasilaaddiisa kaga dhawaaqay khudbad uu xalay uu jeediyay taleefishinka Qaranka. Goor sii horraysay xisbiga ANC ayaa Zuma u sheegay inuu xilka banneeyo haddii kale uu wajahi doono in baarlamaanka uu maalinta Khamiista ah […]
Continue Reading