C/kariin guuleed oo ku eedeeyay dowlada abaabul dagaal oo ey gedo kawado
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumaddii hore C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaan-darro ku tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay awood ciidan ay ku abaabusho degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo, halkii ay aheyd inay geliso Al-Shabaab iyo la dagaalanka kooxaha nabad diidka. C/kariin Guuleed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in dowladda […]
Continue Reading