Jubaland oo beesha caalamka uga digtay taageerada rabitaan shaqsi ah
Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay si dhow ula socdaan xaalada ka taagan Soomaaliya, gaar ahaan tan Jubbaland. Maxamuud Sayid oo ku sugan meel ku dhow Beledxaawo ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay qalqal gelin amni iyo buburin hey’adihii soo kobcayay ay ka wado Jubbaland. Waxaa uu sheegay in […]
Continue Reading