Sawirro: Tiiceey oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Sweden
Magaalada Stockhlom ee Dalka Swedan ayaa caawa munaasibad soo dhaweyn ah waxaa loogu sameeyay madaxweynihii maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed C/laahi Aadan Tiiceey Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Swedan ayaa Tiiceey loogu hambalyeeyay didaalkii uu u soo maray sidii dadka gobolada dhexe ay u sameysan la hayeen maamul mid ah […]
Continue Reading