Macalin Jaamacadeed oo Xalay lagu dilay Muqdisho
Xaafada Oodweynee degmada Deyniile ayaa waxa xalay fiidkii lagu dilay Macalin wax ka dhiga mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Rag hubeysan ayaa Macalinka ka toogtay qeybta sare ee jirkiisa, kadib markii ay dhawr xabadood ku dhufteen, waxayna halkaasi ka dhaqaaqeen markii ay hubsadeen in ay toogteen Macalinka. Dad […]
Continue Reading