2 Wiil oo Koronto ku dishay magaalada Muqdisho
Aroornimadii saaka ayaa magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay 2 wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo la sheegay in ay dhimashadooda sabab u ahayd koronta qabatay xili ay meel wado ah marayeen. Wiilashan oo da’dooda lagu qayaasayo 16 ilaa 15 ayaa ku dhintay xaafad ku taala nawaaxiga xarunta Degmada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho,sida uu soo sheegayo […]
Continue Reading