Dad Rayid ah oo lagu dilay Duqeyn ka dhacay Sh/Hoose
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaan dhaca duleedka degmada Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Duqeyn Diyaaradeed ayaa xalay saq dhexe waxa ay ka dhacday halkaasi, taasi oo ay fuliyeen Ciidamo cadaan iyo Soomaali isugu jira. Diyaaradaha ayaa kahor inta aysan Duqeynta fulin oo ay wadeen sahmin ayaa waxa ay arkeen dad Khudaarley ah […]
Continue Reading