Guddigii Aqalka sare u diray Galmudug oo maanta wareejiyay Xogtii ay soo uruuriyeen

Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay xogtii ay Maamul Gobolleedyada ka soo uruuriyeen kala wareegayeen Guddiyadii Golaha Aqalka sare ka socday ee dhowaan tagay magaalooyinka Garowe,Baydhabo,Kismaayo iyo magaalada Dhuusa-mareeb. Xubnihii Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee tagay Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shalay wareejiyay xogtii ay […]

Continue Reading

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Ganacsiga DFS oo la magacaabay

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya  ayaa maanta Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu Xoghayihii hore Abuukar Daahiye ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

Continue Reading

Shirkii MD Farmaajo ugu yeeray Madaxda Galmudug oo baaqday

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-kii bishan war saxaafadeed Madaxtooyada ka soo baxay lagu shaaciyay shir degdeg ah oo la isugu yeeray Madaxda is khilaafka ee Galmudug, si loo dhex dhexaadiyo, loona xaliyo khilaafka ka dhex taagan. Shirkan oo lagu waday inuu maanta oo taariikhda tahay 24 September ka dhaco Madaxtooyada Villa Somalia ayaa […]

Continue Reading

Galmudug: Garabka Cadaado oo Aqbalay ka qeybgalka Shirka Muqdisho

War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay in ay garabka Cadaado ay aqbaleen shirkii Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Madaxda Galmudug. Sidoo kale Warsaxaafadeed ayey eedeyn kulul ugu jeediyeen Madaxweyne Xaaf , oo ay ku eedeeyeen inuu dhibaatada Galmudug sal u yahay. halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka.

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo diiday ka qeybgalka Shirka Muqdisho

War-Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo goordhow soo gaaray ceelhuur.com ayaa u qornaa sidan: War Saxaafadeed Annagoo xiganeyna qoraal aan ku aragnay baraha bulshada kuna taariikheysneyd 22/09/2018, kana soo baxday Villa Soomaaliya oo ka hadlaysay Madaxweynaha Soomaaliya oo shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda Galmudug si loo xalliyo khilaafaadka u […]

Continue Reading

Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka NISA oo la xiray

Dr Xasan Axmed Maxamed Gacal Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka Ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ayaa xalay waxa ay xabsiga dhigay ciidanka NISA . Dr. Xasan Axmed Maxamed Gacal ayaa la xiray kadib markii shalay uu gaarigiisa ku qarxay bannaanka hore guri uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho, isaga oo ka badbaaday qaraxaasi. Ehlada Gacal […]

Continue Reading

Yuusuf Dabageed oo loo magacaabay gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed), isagoo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolkaas Cabdullaahi Axmed Iimaan. Waare ayaa 3 Gudoomiye u magacaabay Gobolka Hiiraan  Muddo sanad ah,  Gudoomiyaha Xilka laga qaaday Cabdullaahi  Iimaan ayaa xilkan hayay muddo 6 […]

Continue Reading

Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Laba Qarax oo is xigxigay ayaa galabta ka dhacay wadada Makka Almukarama, gaariga hore ayaa ku qoray isgoyska Dabka, Waxaana lahaa Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ah aqoon yahay dhaqaalaha, sidoo kale wax ka qora Xaaladda Siyaasadeed ee dalkeena Soomaaliya. Qaraxa oo lagu xiray gaariga ayaa waxaa dhaawac culus ka soo gaaray Cumar Sheekh Caamir […]

Continue Reading

Weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Iran (Sawirro)

Dablay hubaysan ayaa rasaas ku furay ciidammada Iiraan oo gaado ka cayaar kusoo bandhigayay magaalada Ahvaz oo ku taalla koonfur galbeed dalkaasi, waxaana ku dhintay 24 qof halka in ka badan 50 qof ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Dablayda ayaa weerarka kasoo qaaday barxad u dhaw goobta ay ciidammada ku sugnaayeen, waxayna […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Shir isugu yeeray Madaxda Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee kasoo cusboonaaday deegaannadaas. Madaxweynuhu waxa uu si dhaw ula socdaa khilaafaadka siyaasadeed ee haatan ka dhex jira madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug, waxa uuna ka walaacsanyahay isku dhacyada qaar kamid ah beelaha […]

Continue Reading