Barlamanka Ahlu sunna oo dib u dhigay doorashada Gudoomiyaha Barlamanka

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Guddiga doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Ahlu sunna ayaa dib u dhigay doorashada gudoomiyaha ilaa 3 October 2018.

Guddigan ayaa horey u shaaciyey in doorashadu qabsoomayso 25 bishan oo maanta ku beegneyd.

Halkaan ka aqriso warqadda ay soo saareen guddiga.