Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirada Ee Maanta?
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya Oo Maanta Kulankoodii Khamiislaha Ahaa Ku yeeshay Magaalada Caasimadda Ah Ee Muqdisho Waxa Ay kaga Hadleen Arrimo La Xariira Xaaladda Guud Ee Dalka. Kulanka Golaha Wasiirada Oo Uu Shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Abuukaate mahdi Max’ed Guuleed Ayaa Waxa Si Gaar Ah loogaga Hadlay Barnaamijka Is-xilqaan Oo Lagu […]
Continue Reading