Garabka Cadaado oo ka hadlay Wasiiradii uu xalay magacaabay Xaaf (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Cadaado ay aa aqriyey warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi

Halkaan Hoose ka daawo Warsaxaafadeedka

Subcribe Dheh Youtube Channelkeena.